Xuutiyiinta oo sheegtay inay beegsadeen xarumaha Shidaalka Aramco iyo saldhig Sacuudiga leeyahay
Xuutiyiinta oo ay Iran taageerto ayaa sidoo kale sheegay inay weerareen saldhig diyaaradeed oo Sacuudiga leeyahay iyo xarumo shidaal, balse mas’uul...
Xuutiyiinta oo ay Iran taageerto ayaa sidoo kale sheegay inay weerareen saldhig diyaaradeed oo Sacuudiga leeyahay iyo xarumo shidaal, balse mas’uul...
Ilaa labo kun oo qof ayaa lagu soo warramayaa inay gaareen dalka Jabuuti, kuwaas oo ka baxsanaya colaadda sii xoogeeysaneysa ee dalka Yemen
Bandhigga Filimada ee Venice ayaa martigeliyay daawashadii ugu horreysay ee filim cusub, oo leh himilo sare isla markaana muran dhaliyay, kaas oo u...
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Muddo ku dhow laba bilood, beeraley u dhashay dalka Brazil ayaa farriimahan iyo kuwo kaleba la wadaagay barnaamijka garaadka macmalka ah ee ChatGPT...
Sacudi Carabiya ayaa sheegtay inay soo ridday diyaarad aan duuliye lahayn oo ay leeyihiin fallaagada Xuutiyiinta Yemen, ka hor inta aysan soo gelin...
Laga soo bilaabo isku dayo lagu horumarinayo hub gudaha Yemen ilaa ololeyaal lala xiriiriyay dagaalka Suudaan, iyo adeegsiga garaadka macmalka ah e...
Waa markii ugu horreysay oo dal Afrikaan ah uu martigelinayo Koobka Adduunka ee tartanka Cayaaraha Fudud iyadoo ka guuleysatay magaalooyinka London...
Ciidamada Israa'iil ayaa sidoo kale si joogto ah u xaddida dhaqdhaqaaqa dadka tuulada, iyagoo mararka qaar jidka laga soo galo ku sameeya baro kont...
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Sannad kasta, tartanka Sawir-qaadaha Sanadka ee Badweynta wuxuu ku martiqaadaa sawir-qaadayaasha inay soo gudbiyaan sawirradooda ugu xiisaha badan ...
Turkigu wuxuu sii wadaa dadaallo diblomaasiyadeed oo firfircoon oo looga golleeyahay in lagu gaaro midnimo siyaasadeed iyo mid militari oo ka dhala...
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Waxay ahayd waqti aan fogayn tan iyo markii ay la kulantay lammaanaheeda. Waxay ku taamaysay inay shaqo ka hesho ciidanka booliiska. Hase yeeshee, ...
Shantii carruur ahayd ee dhashay waxaa ka badbaaday saddex kaliya oo caafimaadkoodu wanaagsan yaha
Soo saaraha filimka, Zakaria Abshir, ayaa BBC Somali u sheegay in safarka filimku ku gaaray Venice aanu macnaheedu ahayn inuu lumiyay aqoonsigii iy...
Marka uu soo baxayo gows-caqliyeedka, cabashada ugu weyn ee bukaannadu badanaa waa xanuun iyo barar ay dareemaan
Xoghayaha Ciidanka Cirka Mareykanka ayaa sheegay in hubkan loo baahan yahay si dalka looga difaaco weerarrada ama tallaabooyinka cadowga
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
25 sano kadib weerarradii 11-kii September, laba maqaal oo ka hadlaya laba arrimood oo kala duwan oo ka jira New York ayaa muujinaya isbeddellada k...
Madax kala duwan iyo dadkii yaqaanay Xaawo ayaa ku sifeeyey qof inta badan waqtigeeda galisay u qumida dadka nugul, horumarinta gabdhaha iyo kor u ...
Waxaa laga yaabaa inaad taleefankaaga u furto si aad u daawato hal muuqaal oo gaaban ka hor inta aadan seexan ama inta lagu jiro nasasho kooban. Da...
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka ee xukuumadda Taliban ee Afghanistan ayaa Isniintii magaalada Kabul heshiis kula gashay shirkad laga leeyahay Sac...
Carruurtooda waxaa ka mid ah Wanu Xaafid Ameir, oo ah siyaasi, xildhibaan ka tirsan deegaanka Makunduchi, isla markaana ah Wasiir Ku-xigeenka Wasaa...
Isbadalada dhanka milatariga ee ka socda Buurta Cali Dahir lagama sooci karo sawirka guud ee isbeddelada dhanka milatariga iyo siyaasadda.
Ra’iisul Wasaaraha Canada wuxuu wajihi doonaa tijaabo muhiim ah, maadaama uu u baahan yahay inuu shacabka ku qanciyo in go’aankiisii ahaa inuu ka t...
Garsoore Mareykan ah ayaa Jimcihii 21-kii Agoosto baabi'iyay siyaasadda maamulka Donald Trump ee hakisay fiisooyinka muwaadiniinta 75 waddan, oo ay...
Toddobaadkii hore, waxaa magaalooyinka Tehran, Qom iyo Mashhad lagu qabtay xuska sannad-guuradii 40-aad ee geeridii Cali Khamenei. Xuska munaasabda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa hore u sheegay in Masar ay ku biiri karto heshiiska marxalad dambe, sababtoo ah, sida uu shee...
Arrintan ayaa soo shaac-baxday ka dib markii la soo wariyay in Trump uu raacay diyaaradda Air Force One 8-dii July iyadoo ay arkayaan kamaradaha te...
Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha balla...
Sida laga soo xigtay falanqayntii ugu dambeysay ee IPC, qiyaastii lix milyan oo qof, taasoo ah mid ka mid ah saddexdii qof ee Soomaalida ah, ayaa w...
Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka laga wareejiyay diyaaraddii hore ee Air Force One oo la saaray diyaarad ciidan, xil...
Waxaan sawirro ka qaadnay bog kasta oo ka mid ah buug-xusuustii laga helay guriga Hussam Luka, markii aan London ku soo laabannayna, waxaan bilowna...
Shirkadaha shidaalka ee Sacuudiga ayaa helay faa’iidooyin ka dhashay kor u kaca qiimaha saliidda intii uu socday dagaalka Iran, inkastoo wax-soo-sa...
Il wareed ku dhow dowladda Sacuudiga, oo xogta siiyay AFP, ayaa xaqiijiyay in heshiiska lagu saxiixi doono maalinta Jimcaha ee magaalada Jeddah oo ...
Dhowr bilood ka dib markii uu dagaalku bilaabmay, Iran waxay lumisay qayb ka mid ah awooddeeda milatari iyo kaabayaasheeda, waxayna wajahaysaa cada...
Gantaalkan waxaa la rumeysan yahay inuu la shaqeynayay militariga dalka sannado badan, inkastoo la'aanta xaqiijinta hore ay muujinayso u janjeersig...